“Waxaa hubaala in aanu taageero lagarab istaagi doono haweenaydii ugu hoorayso Xil Loo Igmadaday Wasaaradda Maaliyadda Qaranka Somaliland hoogaamisa.” W/Q. Marwo Naciima Cabdi Jamac Gudoomiyaha haweenka Sweden

Anigo ku hadlaya magaca ururka iyo dhamaan inta ila fikirka ah ee caqliga saliimka ah leh, waxan hambalyo u direyaa wasiirada Cusub ee wasaradda  Malliyadda Marwo Samsam Cabdi Aadan oo anu leenahey rabi ha kugu garab galo xilka culus ee lagu idmadey.
Waxanu ka codsaneyna inaad wax ka qabto dulumiga haweenka bacaadka fadhiya iyo caruurta da’yacan anagu add ugu faraxsanahey in logu dhiibo xil aan wali haweenka Somaliland loo dhibin, waxanu manta hadii aanu haween weynaha nahey waxaanu gaadhney guul aad u sareysa oo aan waligeed dhicin. waxaanu aad iyo aad ugu rajo weynahey inaad no so dhicin doonto xaaqii dumarka lahaa, waxanu kugu waniineyna oo kugu ducneyna inad ka fogaato kuwa aan iska ilaalin xaaq bina aadamka, adigu la tashanayaa dadka ehelu diinka ah ee iska ilaaliya xaaqa iyo dulmiga.
Waxaan ku leyahey lagu wada amaani maayo ee yaan lagu wada caayin amanada lagu dhiibeyna rabi ha kugu asturo xilkana rabi baa ku doorey ee adame kumu siin ilahey wanu rajeneyna inaad ku guuleysato xilka culus oo aad dumarka danyarta ah ka horeysi so kuwa wax heysta si rabina ku gagaro waa qalinkii marwo naciima cabdi jamac wabilahi tawfiiqi Hambalyo Hambalyo Hambalyo.
Wa Bilaahi Towfiiq
Naima Abdi Jamac Xeyd
Gudoomiyaha haweenka Sweden

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker