DAWO: Golaha Deganka Magaaladda Gabiley oo Doortay Maayar Cusub

Hargaysa, Somaliland – Golaha Deegaanka ee magaladda Gabiley ayaa Doortay Mayaar Cusub ka dib markii ay yeesheen golahaasi fadhi Ay mudanayaashu si ay uu doortan mayaar cusub ka dib markii mayaarkii hore ee degmada gabiley shuceyb maxamed muuse lo magacabey Wasiirka Wasaarada Warshadaha Somaliland.
Xildhibanada Golaha Deegaanka Ee Degmada Gabilay Ayaa Waxaa Ay Fadhigoodan Saaka Yeesheen Ay U Doorteen Maayarka Magaalada Gabilay In Uu Noqdo Xildhibaan Maxamed-Aamiin Cumar Cabdi, maayarkan Cusub Ee Degmada Gabilay islamarkanaa u Ka Soo Baxay xisbiga mucaaridka ah ee UCID.
HALKAN KA DAWO:

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker