DAWO: Xogayaha Cusub Ee Dowladda Hoose Hargeysa Oo Xilkii Kala Wareegay Xogayihii Hore

???????????????????????????????
Hargeysa, Somaliland – Xaflad balaadhan oo ay xilka kula kalawareegayeen Xoghayihii hore ee Dawladda oose Mawliid Waris Cabdilaahi iyo Mr Raaabi oo ah Xoghayaha cusub ayaa lagu qabtay Hotelka Maan-soor ee magaalada Hargrgeysa. Xadfladda munaasibadan oo si qurubadan looga soo shaqeeyey abaabulkeeda waxaa ka soo qaybgalay Maayarka Hargeysa, mudanayasha Golaha Deegaanka, salaadiin, siyaasiyiin iyo dadweyne add u tiro badan ayaa ka soo qayb galay xaflada xiil wareejinta.

???????????????????????????????

HALKAN KA DAWO:

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker