DHEGAYSO: Xildhiban Axmed Ducale Bulale Oo Ka Warbixiye Waxyabihii Uu Qaabsomay Mudadii U Golahaasi U Fasaax Ku Jireen

Hargeysa, Somaliland – Xildhiban Axmed Ducale bulale oo ka mid ah xildhibanadda golaha wakkiladda islamarkaana ka mid ah xubin gudiga joogtadda ee golaha wakkiladda, ayaa waarbixin ka jeediyee golaha wakiladda waxyaabihi u qaabsomay mudadii u golahaasi ku jireen fasaaxa.  waxaanu sheegay in Xeerka Nidaamka Xukuumadu uu diyaar ka  yahay Guddida oo Golaha loo soo gudbin doono. Xeer hoosaadkii Golaha oo isagana aanu isku soo habaynay waa naga diyaar waxaananu usoo gudbinaynaa shirgudoonka.
HALKAN KA DHEGAYSO:

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker