DHEGEYSO: Gudomiye Ku Xigeenka Jaamacada ADMAS Xuseen Cabdilahi Maxamud Oo Khudbad Qiimo Badan Leh Ka Jeediyee Munasibaddi Xiil-Wareejintii Xogayaha Dowladda Hoose Ee Hargeysa

Hargeysa, Somaliland – Gudoomiye ku xigeenka Jaamacada ADMAS Xuseen Cabdilaahi Maxamuud,ayaa waxa uu sharxay Saddexda Shahaado ee uu Haysto Xoghayaha Cusub ee Caasimada Somaliland ee Hargeysa Ibraahim Axmed Raabi, isla markaana waxa uu tallooyin u jeediyey Xoghayaha Cusub iyo Maayirka Caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan-SOLTECO.
Xuseen Cabdilaahi waxa uu sidaa ku sheegay mar uu maanta ka hadlayay Munaasibadii loo sameeyey xil-wareejinta labada Xoghaye.
Gudoomiye ku xigeenka Jaamacada ADMAS Xuseen Cabdilaahi Maxamuud, ayaa waxa uu yidhi “Cabdiraxmaan-SOLTECO iyo Ibraahim Axmed Raabi haddii aad wada jaan-qaadaan Dawlada Hoose way idinku faani doontaa, hadaad kala socotaana waxa ka dhici doonta Subxaanaka iyo Faataxa”.
HALKAN KA DHEGAYSO:

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker