Hambaalyo Iyo Duco isugu Jirta Oo Ku Socota Mayaarka Cusub Ee Golaha Degganka Gabiley

Anigo ah Saynab Cabdi Cisse kuna hadlaya magaca garaabka haween-weynahaa xisbiga muciraadka ee UCID, waxa an halkan hambalyo iyo duco isugu jirta hawadda u marinayaa unu direyaa mayaarka cusub ay golaha degganka magaladda Gabiley uu doorteen Xildhibaan Maxamed Aamin Cumar Cabdi in u noqdu mayaarka magaladdas.
Xildhiban Maxamed Amin Cumar Cabdi oo mudadii ay golaha degganka cusub ay xilka la waregeen ka dib dorashaadi golayaasha degganka oo dalka ka qaabsontay sanadki 2012 bishii November 28, mudadii 3da sanadod ay xilka hayeen ayaa bulshadda ku nool magaladda Gabiley ayay isku raceen in xildhiban Maxamed-Aamin Cumar Cabdi nin dhalinyaro ah oo karti badan uu leh bulshadda ku nool magaladda, Islamarkaana ah ka mid ah xildhibanada golaha degganka Gabiley ee adka uu fir-fircoon.
Waxana ilahay u baryayaa in xilka culus ee lagu doortay in u kugu soo astuuro kuna fududedyo ayan ilahay baryayaa, sido kale an ku kalson ahay in wax badan iska badeli donan magaladda Gabiley ay ka jiraan adeegyo badan an ila hadaa waxbana anay ka qaban mayaradii hore uu soo maray golahas.
Qalinkii: Saynab Cabdi Cisse

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker