TAHNIYAAD HAMBAALYO MEHER SHABAKADA CODKAHARGEYSA.COM

Dhamaan hawlwadeenada shabakadda wararka iyo axsaabta kala duwan ee Codkahargeysa.com, waxay hambaalyo uu direyaan meherka:

Faysal Maxamed Aadan (Faysal Fifa)

Iyo

Fadxa Cabdilaahi Xasan

 Oo bisha 18- kii march, 2015 Meherkoodu Ka Qabsoomay Magaalada Hargaysa Waxa Aan Leeyahay Isku Waara Oo Isku Reeya……Eebena Ubad Khayre Qaba Ha Idin Kala Siiyo.
Aamiin……………..Aamiin………………Aamiin.
HALKAN KA DAWO:
 
https://youtu.be/r5c35UTkpx0https://youtu.be/r5c35UTkpx0

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker