DAWO: Casuumad Baladhaan Oo Lagu Maarti Qaaday Xildhibanada Golaha Deganka Gabiley Iyo Sababta Keentay

Gabiley, Somaliland – Xildhiban Ciibaado Maax Cilmi iyo Xildhibanad Nimco Axmed Cabdi oo ka mid ah xildhibanada golaha deganka Gabiley ayaa casuumad balaadhan u sameeyay 21 xildhibaan ee uu ka kooban yahay golaha deegaanka gabiley. Waxaana casuumaadasi ka soo qaybgalay masuuliyiinta gobolka iyo Marti sharaf kale, casuumadan ay ujeedadisu ahayd sidii goluhu isku turxaan bixin lahayeen colaadihi siyasadeed ee soo kala dhexgalay mudadii labada sano ahayd, islamarkaas laa isasa samaaxo la iskuna duceeyo maadaama isbedel maamul ka dhacay golaha deganka Gabiley.
XIGASHO: CALAAMINEWS.COM
HALKAN KA DAWO:

https://youtu.be/av5ArkgRJhs

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker