DAWO: Wasirka Hawlaha Guud iyo Guryaynta Oo ka Hadlay Cashuuro Lagu Soo Roogay Ganacsatadda Babuurta Soo Dejiyaa

Hargeysa, Somaliland – Wasirka Hawlaha gud iyo guryaynta iyo gadiidka Cabdirasaaq Khalif axmed ayaa sheegay in anay xukumaddu wax cashuur la yidha ku soo roogin ganacsatada garka ah ee gadidka soo dejisa, islamarkaana u xusay in xarutna cusub ee eegta tayayda gadidka oo laga furay gudaha dekadda Berbera.
HALKAN KA DAWO:

https://youtu.be/wywlFOk_yAo

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker