DHEGEYSO: Xogayahaa Golaha Wakiilada oo ka hadlay waxqabadka kal fadhigii 26-aad

Hargeysa, Somaliland – Xoghayaha guud ee Golaha wakiiladu akhriyay Warbixinta Shirgudoonka oo ka koobnayd laba iyo toban qodob oo kala ah:

  1. Ansixinta Ajandaha kalfadhiga 26aad
  2. Xeerarka Goluhu ka dooday
  3. Mashaariicda Sharci ee goluhu ansixiyay
  4. Xisaab xidhkii Golaha
  5. Ansixintii Miisaaniyada Qaranka
  6. Qiimayntii Hay’adda ABRIMO ee qiimaynta Golaha, Hay’addu waxay qiimaysay heerka maamulka miisaaniyadeed, qaab dhismeed ee Golaha hay’addan oo in kabadan 100 su’aalood waydiisay maamulka Golaha waxa ay la kulantay , 1- Xoghayaha Guud 2- Agaasimaha Maamulka 3-Agaasimaha Qorshayta .

Hay’addu markii ay dhamaysay baadhitaankaas waxay soo saartay Natiijada warbixintaas oo noqotay (Moderate) oo ah natiijada ugu saraysa ee hay’addani bixiso taas oo uu noqday golaha Wakiiladu. Warxbixintaas oo loo gudbin doono hay’addaha caalamiga ah iyo qaadhaan bixiyayaasha.
HALKAN KA DHEGAYSO:

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker