DAWO: Beel Weynta Gaaboyee Oo Sii Mug Leh Ku biirey Xisbiga WADANI

Wadani 3
Hargeysa, Somaliland – Beel weynta gaboyee ayaa sii rasmi ah ku biirey xisbiga mucaaridka ah ee wadani, munaasibadas oo lagu qabtay hudheelka maansoor ee magaladda Hargeysa ayaa waxa ka soo qayb galay masuuliyinta sar saree e xisbiga WADANI, salaadinta, cuqaal iyo dhalinyaro iyo haween.
Wadani 1

HALKAN KA DAWO:

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker