DAWO: Kommissionka Dorashoyinka Qaranka iyo 3da Xisbi Oo Boqasho ku Tegay Gobolka Awdal

Hargeysa, Somaliland – Gudiga komissionka dorashoyinka qaranka oo mudoyinka dambe koormayee gobolada dalka oo qayb ka mid ah ku sugan yihin magalada Borama ee gobolka Awdal, safarkaa ay ku wehlinayaan xubno ka socda 3da xisbi qaran.
Kaltuun sheikh xasan oo ka mid ah gudiga komissionka dorashoyinka Somaliland ayaa ka warbixisay socdaalkogaa ee gobolka Awdal, waxana ay sheegtay in halkaa lagu xuli dono cidii uu mateeli lahayd komissionka dorashoyinka gobolka.
HALKAN KA DAWO:

https://youtu.be/qdFNdHoxWCw

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker